Deeq A. Posted October 19, 2020 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa goordhaweyd magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 1 Ra’iisul wasaare ku xigeenk, 26 wasiir, 26 wasiir ku xigeen iyo sidoo kale 17 wasiiru dowlayaal. Xubnaha la magacaabay waxaa ku jira wasiiro ka tirsanaa xukuumadii hore iyo siyaasiyiin kale oo cusub. 1- Mahdi Axmed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeen.2. Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Cadaalada.3- Cumar Cali Rooble, Wasiirka iyo Diinnta iyo Awqaafta.4. Khadiifo Maxamed Diiriye, Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta.5. Mukhataar Xuseen Afrax, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta.6. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Maaliyadda.7. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Gaashaandhiga.8. Xasan Xundubey Jimcaale, Wasiirka Amiga Gudaha9. Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arimaha Dibadda.10. Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Wasiirka Waxbarshada iyo Tacliinta Sare.11. Maryan Aweys Jaamac, Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda.12. Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta.13. Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Dastuurka14. Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka.15. Khaliif Cabdi Cumar, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.16. Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka.17. Cismaan Abuukar Duble, Wasiirka Warfaafinta.18. Cabdi Sheekh Axmed Rooble, Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.19. Xaniifa Maxamed Ibraahim, Wasiirka Haweenka.20. Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.21. Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta.22. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen, Wasiirka Xanaanada Xoolaha23. Fowsiyo Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.24. Xuseen Cabdi Nuur, Wasiirka Tamarta iyo Biyaha.25. Duraan Axmed Faara, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.26. Maxamed Aadan Macallin, Wasiirka Howlaha Guud, Guryeenta iyo Dib U Dhiska.27. Xamse Siciid Xamse, Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga. PUNTLAND POST The post Akhriso magacyada: Wasiirada cusub ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites