Sign in to follow this  
Deeq A.

Hargeysa: Xukun Lagu Riday Rag Kufsi U Geystay Inan Yar Oo Ku Jirtay Xarun Agoomaha

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee Magaalada Hargeysa ayaa maanta oo sabti xukun ku riday rag lagu eedeeyay inay fal kufsi u geysteen Inan yar oo kamid aheyd dadka degan magaalada Hargeysa.

Raggaas oo gaadhayay illaa iyo 7 eedeysane ayaa la horgeeyay Maxkamadda Maroodi-jeex, iyagoona kufsi u geystay Inan yar oo lagu magacaabo Cawo Xariir oo kamid aheyd Carruurta ku jirta xarunta Agoomaha Hargeysa.

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa laba kamid ah raggaas ku xukuntay min 3 sanno oo xabsi ah, halka 5-ta kalena lagu riday xukun ah midkiiba 6 bilood oo xadhig dibad-joog ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this