Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo xukuno ku riday rag kufsi ka geystay magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamada magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa maanta la soo taagay rag lagu eedeeyay in ay geysteen fal kufsi ah.

Todobaddii nin ee ku eedaysnaa in ay kufsadeen Cawo Xariir oo ka mid aheyd caruurta xarunta agoomaha ayaa saaka dacwadoodii maxkamadda Hargeysa xukun ka soo saartay.

Maxkamada ayaa ku dhawaaqday xukunka, waxaana labo  ka mid d ah 7-da eedaysane ku xukuntay min 3 sano oo xadhig ahm halka 5 tii kale ay midkiiba maxkamaddu ku xukuntay 6 bilood oo xadhig dibad joog ah.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa sheegay in aysan ku qancin xukunka lagu riday raggaan islamarkaana ay qaadan doonaan racfaan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this