Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidan & Gaadiid Puntland ka goostay Oo u soo digarogtay Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidan & Gaadiid Puntland ka goostay Oo u soo digarogtay Somaliland

 boocame.jpg
FB_IMG_1602587268515.jpg

Ciidamo ku sugnaa Degmada Boocame kana katirsanaa ciidanka Puntland ayaa Maanta sheegay in ay ka goosteen Puntland una diga rogteen xagga Somaliland.

Ciidankan ayaa ka amar-qaadan jiray Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cismaan Nuur (Gabiley ), waxaanay tagidooda noqotay talaabo Cajiiba.

ciidan-300x225.jpg

Somaliland ayaa waxaa ka go’an in ay la wareegto Boocame oo ah degmadii ugu dambeysay ee gobalka Sool ee Somaliland gacanteeda ka maqan.

hase yeeshee ma aha markii ugu horeysay oo ciidan ka tirsanaa Puntland u goostaan dhinaca Soomaaliland.

FB_IMG_1602587265784-300x225.jpgFB_IMG_1602587268515-300x225-1.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this