Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay qaaday dhagaxaantii ku xirnaa  bartamaha Muqdisho kuwaas oo ay dhibaato ku qabeen Shacabka Muqdisho.

Isgoysyada iyo baraha Kantaroolada ee dhagxaanta laga qaaday waxa kamid ah sanca siinay, Seybiyano ,Tarbuunka , Shiikh Cali suufi iyo gooba kale.

Gaadiidka dhagxaanta qaada ayaa xalay la arkayay, iyaga oo ka daabulaya isgoysada qaarkood iyo kantaroollada dhanka waqooyi ee magaalada Muqdisho.

Shacabka iyo gaadiidka gaadiidka dadweynah, ayaa dhibaato xooggan ku qabay wadooyinka xiran, kuwaas oo dhagxan loogu jaray sababo Amni awgood.

PUNTLAND POST

The post Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this