Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cawad oo kulan gaar ah la qaatay James Swan + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukumadda federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr.James swan.

Labada masuul ayaa kawada hadlay iskaashiga Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya iyo sidoo kale arrimaha xaalada gobolka.

Amb Axmed Ciise Cawad Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ahaa ayaana warbixin ka siiyay ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, james swan hormarka ay dowladda Soomaaliya ka gaartay arrimaha amaanka xiriirka caalamiga aha ee saaxibada caalamka ,dhaqaalaha iyo dib ukabashada dalka

“Ergayga Qaramada Midoobay ee soomaaliya, james swan, waxa sharaf u ahayd in uu maata la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalka, Axmed Ciise Cawad, si ay u falanqeeyaan arrimo ay ka mid yihiin iskaashiga Qaramada Midoobay, arrimaha qaranka mudnaanta u ah iyo xaaladaha gobolka ka jira.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

120948089_3426841474037636_8012726005570041942_o 121101304_3426840230704427_6003914109866046602_o

120948089_3426841474037636_8012726005570121101304_3426840230704427_6003914109866

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this