Deeq A. Posted October 10, 2020 Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Abuukar Cabdi ayaa guddoomiyaha cusub ee degmada Afgooye u magacaabay Aweys Cabdullahi Cumar (Buulalow). Wareegtada uu soo saaray wasiirka ayaa sidoo kale xilkii looga qaaday guddoomiyihii hore ee degmada Mudane Ibraahim Cumar Qaasim. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites