Sign in to follow this  
Deeq A.

Meydka Ra’isul Wasaare Galeyr oo Goordhow La Keenayo Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa lagu wadaa goordhow in meydka ra’isul wasaare Cali Khalif Galyer la keeno caasimadda Soomaaliya ee  Muqdisho.

Cali Khaliif oo geeriyoodey 8-dii bishan waxaa uu ku geeriyoodey magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Sida wararku sheegayaan marka la keeno Muqdisho ayaa lagula tukan doonaan garoonka, kadibna waxaa lagu aasi doonaa isla Muqdisho.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this