Sign in to follow this  
Deeq A.

Meydka Ra’isul wasaare Cali Khaliif oo Aas Qaran Loogu Dhigayo Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda la keeno Muqdisho meydka ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khalif Galeyr.

Ra’isul wasaaraha ayaa ku geeriyoodey magaalada jigjiga halkaasi oo la sheegayo inuu maalmo yar ku xanuunsanaa.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u saartay guddi ka shaqeeya sidii loo dhigi lahaa aas qaran, waxaana ka tacsiyeeyey ra’isul wasaare Rooble iyo madaxweyne Farmaajo

goo.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this