Sign in to follow this  
Deeq A.

Taariikhdii Abwaan Cali Saleebaan Bidde| Waxa Ka Warramaya………

Recommended Posts

Deeq A.   

Abwaan Cali Saleebaan Bidde, Ilaahay ha u naxariistee waxa uu geeriyooday 1997. Waxa uu ku dhintay oo lagu aasay magaalada Hargeysa. Waa abwaan leh suugaan ka la duwan , oo qaar badan oo ka mid ah lagu luuqeeyo. Fursad loo ma helin in muuqaallo laga duubo taariikhdiisa, waxa se taariikhdiisa ka warramaya walaalkii Cabdillaahi Saleebaan Bidde, oo magaalada Oslo ee dalka Norway, wareysi ku siiyey Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”.

https://www.youtube.com/watch?v=EcIIRAxkTYc&feature=youtu

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this