Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg:Hogaamiyihii Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo Geeriyooday+Halkuu ku geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Hogaamiyihii Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo Geeriyooday+Halkuu ku geeriyooday

1570353195947_0_cali-khaliif-galeyr-1-81
Cali Khaliif Galeydh

Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu goor dhow halkaasi ku geeriyooday Cali Khaliif Galeyr.

Geerida Cali Khaliif oo mar soo noqday Ra`iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa BBC-da u xaqiijiyay Cumar Faaruuq Warfaa, oo ah wasiir ku xigeenka madaxtooyada Dowlad Deegaanka.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in marxuumka uu ku xannusanaa Jigjiga labadii maalmood ee la soo dhaafay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this