Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoor Qoor oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirada mamaulkaasi, kaas oo looga hadlay amniga guud iyo dhisida golayaasha deegaanka,

Qoor Qoor ayaa golaha uga warbixiyey safarkii uu ku tagay Muqdisho iyo heshiiskii siyaasadeed ee lagu dhameystiray hanaanka doorashada dalka ee 2020/2021.

Sidoo kale madaxweyne ku xigeenka, Cali Daahir Ciid ayaa ka warbixiyey kormeerkii uu dhawaan ku tegay qaar kamid ah wasaaradaha Galmudug.

Ugu damgbeyn qaar ka mid ah wasiirada wasaaradaha maamulka Galmudug ayaa golaha u soo gudbiyey hindise sharciyeedyo ay soo diyaariyeen, si looga doodo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this