Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwene Waare oo Ka Horyimid Jadwalka Doorashada Baarlaamaanka Hirshabeelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay qoraal maanta kasoo baxay guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle, kaas oo lagu sheegay in Baarlamaanka lagu soo xulayo laguna dhaariyo inta ka dhiban bishaan October 2020-ka sida lagu yiri qaraalka.

Madaxweyne Waare ayaa qoraalka kasoo baxay ku sheegay inaan baahi loo qabin in Hirshabeelle lagu dhso si deg dega, waxaana uu xusay dhismihii maamulka hadda jira in laga soo maray dhibaatooyin badan afartii sano uu jiray, waxaana uu intaas raaiyey in ay muhiim tahay in la isku keeno waxgaradka iyo bulsha oo u baahan dib u heshiisiin.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

No photo description available.

No photo description available.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this