Deeq A. Posted October 6, 2020 Madaxweynaha Hirshabelle, mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ka horyimid jadwalka doorashada ee ay maanta soo saareen guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee maamulkaasi. Waare ayaa sheegay in soo saarista jadwalkaas lagu deg-degay, islamarkaana aan lagala tashan. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in uu guddiga u baahan yahay dhameystir, islamarkaana lagu kordhinayo haween, kadibna tababaro la siinayo. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites