Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtida Oo Saaka Ansixiyay Xeerk Doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka duuduub ku ansixiyay Xeerka guud ee doorashooyinka Qaranka iyo diwaan galinta Cod-bixiyayaasha.

Fadhiga lagu ansixinyay waxaa ka soo Qayb galay 53 Xildhibaan waxa ogolaaday 49 mudane laba Xildhibaan waa diideen Hal Xildhibaana waa ka aamusay sidaasi ayuu kaga Gudbay Golaha Guurtida Somaliland.

Xeerkan ayaa ka soo gudbay golaha Baarlamaanka Somaliland, una gudbi doona madaxwaynaha Somaliland Somaliand.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this