Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtida S/land oo duuduub ku ansixiyay Xeerka doorashooyinka & Diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha.

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Guurtida S/land oo duuduub ku ansixiyay Xeerka doorashooyinka & Diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha.

guurtida-sl-300x223.jpg

Fadhiga lagu ansixinyay waxaa ka soo Qayb galay 53 Xildhibaan waxa ogolaaday 49 mudane laba Xildhibaan waa diideen Hal Xildhibaana waa ka aamusay sidaasi ayuu kaga Gudbay Golaha Guurtida Somaliland.

Xeerkan ayaa ka soo gudbay golaha Baarlamaanka Somaliland, una gudbi doona madaxwaynaha Somaliland Somaliand

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this