Sign in to follow this  
Deeq A.

Jadwalka Doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle oo La Shaaciyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista xildhibaannada iyo hannaanka doorashada sida lagu xusay qoraal ka soo baxay guddiga oo maanta la soo saaray.

Guddiga ayaa sidoo kale qoraalka ku xusay in soo xulista xildhibaannada baarlamaanka ay bilaaban doonto 21-ka bishaan  October 2020-ka ayna ku egtahay 25-ka isla bishaan October.

Munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada Cusub ayaa la qorsheeyay inya dhaceyso 31-ka bishaan Octoober, waxaan kulanka koowaad ee Baarlamaanka uu  dhici doonaa 1-da bisha soo socota ee November 2020-ka.

Halkaan Ka Akhriso

1-1.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this