Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqriso: Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo magacaabis sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta Cabdullahi Aadan Sangar u magacaabay inuu noqdo taliye ku xigeenka ciidamada Daraawiishta maamulkaasi, kadib wargeeto uu saaray.

Lafta Gareen ayaa wareegtada ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in magacaabista ay ku timid baahi loo qabay in la buuxiyo jagadaasi.

Halkan hoose ka aqriso:-

FB_IMG_1601899520158.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this