Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawir laga qaaday M/weyne Farmaajo oo aad loo dhaleceeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Sawir laga helay M/weyne Farmaajo Oo Aad loo dhaleeceeyey

FB_IMG_1601806991718.jpg

Safar ayuu Madaxweyne Farmaajo maanta ku tegay Dalka Ereteria iyadoo sawir laga qaaday aad loo hadal hayo.

Waxay isa salaameen gacanta toos ah  dhigiisa Dalka Ereteria Issias Afewerki.

Iyadoo afka u xidhnaa ayey hadana is gacan qaadeen Labada Madaxweyne xilli la shaaciyey inuu dunida ku soo rogaal celiyey Xanuunka Covid19 taas oo ay dhaleeceyn weyn kala kulmeen

Weli waxaa Caalamka ka jira fiditaanka Covid19,Yeelkeede waxay labada madaxweyne baalmareen sid aka muuqata Sawirkan kala fogaanshiyihii iyo awaamiirtii laga hortagayey cudurka Covid19.

farmaajo.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this