Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: R/wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhoweeyey Kuwaita

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee caasimadda Kuwait.

Wafdiga ra’iisul wasaaraha waxaa ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan dowladda  Kuwait waxaana ay uga qeybgelayaan tacsida iyo duco  amiirkii dalka Kuwait ee dhawaan geeriyooday Sheikh Sabaax Alaxmed Alsabaax.

Sii Hayaha wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukumadda federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa faah faahiyay socdaalka Ra’iisul wasaaraha dalka iyo madaxda uu la kulmi doono.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

120602347_2812494392315010_8551337333287447730_o 120724167_2812496618981454_5716518420542693636_o-1536x1149 120776779_2812496932314756_1375489723212153476_o-1536x1116

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this