Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo Safarkii ugu Horreeyey Dalka Uga Baxay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Kuwait isaga oo lagu wado inuu halkaasi u tago tacsida amiirkii Kuwair Sheekh Sabaax Al Axmed.

Madax ay ka mid yihiin Sisiga Masar, Heysam Bin Dhaariqa Cammaan, Boqon Caballaha Urdun, Burham Saalax  madaxweynaha Ciraaq iyo madax kale ayaa tagay si ay uga tacsiyeeyaan.

Al Axmed ayaa waxaa uu ku geeriyooday Mareykanka talaadadii tagtay halkaas oo lagu daaweynayey ilaa June-tii hore.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this