Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirradii ugu quruxda badnaa toddobaadkan ee caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Sawirradii ugu quruxda badnaa toddobaadkan ee caalamka

Sawirrada xul-ka ah ee toddobaadkan laga soo qaaday qeybaha kala duwan ee caalamka.

Waa koox gabdho reer Induniisiya ah oo sameeynaya tabarka qoob ka cayaarka.

Madaxweyne Trump iyo musharaxaha xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden oo markii ugu horreeysay dood fool-ka fool ah ay dhexmartay.

Askarta Shiinaha oo waardiyeynaysa dalxiiseyaasha soo booqday Darbiga Great Wall.

Raysal Wasaare Boris Johnson oo la tusayo sida loo sameeyo bulukeetiga iyo sida guryaha loou dhiso xilli uuu booqday Machadka Exeter ee Devon.

Waa shaqaalaha waaxda maddadaalada oo dhigayay mudaaharaad aan shanqar lahayn xilli ay ku sugnaayeen fagaaraha baarlamaanka ee London.
Waa shaqaalaha waaxda maddadaalada oo dhigayay mudaaharaad aan shanqar lahayn xilli ay ku sugnaayeen fagaaraha baarlamaanka ee London.
Waa koox gabdho reer Induniisiya ah oo sameeynaya tabarka qoob ka cayaarka.
Waa koox gabdho reer Induniisiya ah oo sameeynaya tabarka qoob ka cayaarka.
Ardayda magaalada Ouagadougou, ee dalkaasi Burkina Faso oo sugaysa furitaanka iskuulkooda maalintii ugu horreysay.

Waa sawir la qaaday xilli lagu jiray dabaal-degga maalinta dalxiiska, goobtuna waa kanaal ku yaal magaalada St Petersburg ee Ruushka.

Waa laba eey oo laga jarayo dhogorta kaddib markii magaalada Melbourne ee Australia, laga khafiifiyay xaddidaadihii fayraska corona.

Qaran News

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this