Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweynaha Jubbaland oo ku laabtay magaalada Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) aya galabta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo kadib Safar shaqo la xiriira hirgalinta hanaanka Doorashada dalka oo uu mudo bil ah u joogay Magaalada Muqdisho.

Labada Madaxweyne ku xigeen Gudoonka ⁸Baarlamaanka iyo Masuuliyiin kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

FB_IMG_1601653285716FB_IMG_1601653278737

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this