Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo magacaabay guddi doorasho

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ayaa magaacabay guddi doorasho oo ka kooban illaa 7 xubnood, kadib warqad ka soo baxday xafiiskiisa.

Guddigan ayaa waxa uu ka shaqeyn doonaan la socoshada doorashada xildhibaanada gobollada waqooyi ee ka dhaceysa magaalada Muqdisho.

Halkan hoose ka aqriso:-

1-1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this