Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Cumar Filish oo la kulmay guddoonka labadal labada aqal ee BF

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamanka Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa si wada jir ah ula kulmay Guddomiyaha Gobalka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamud (Cumar Filish).

Kulanka ayaa waxay uga wada hadleen arimo ku saabsan Matalaadda Gobalka Banaadir ee Aqalka Sare, kaasi oo jawi is afgarad ah ku soo dhamaaday.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

1.jpg 2-1.jpg 3-1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this