Sign in to follow this  
Deeq A.

Saylici Oo Ka Tanaasulay Damaciisii Ahaa In Uu U Tartamo Guddoomiye Ku-xigeenka Afraad Ee Kulmiye

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa ka tanaasulay damaciisii ahaa in uu u tartamo guddoomiye kuxigeenka afraad ee xisbiga Kulmiye, sida ay sheegayaan ilo-wareedyo ka agdhow Mr. Saylici.

Wararku waxay intaas ku darayaan in Saylici berri qaban doono shir warbaahineed oo uu ku faahfaahinayo arrintaasi.

Saylici ayaa loolan adag kala kulmay wasiirka ganacsiga Somaliland Mr. Saajin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this