Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Cumar Filish oo kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez.

Mas’uuliyiintan ayaa kawada hadlay xoojinta sidii loo dhaqaajin lahaa taageeridda mashaariicda kala duwan ee ka socda Caasimadda, gaar ahaan dhaqaalaha, dib-udhiska iyo horumarinta nolasha dadka Barakacyaasha ah

Guddoomiye Cumur Filish wuxuu Safiirka u faahfaahiyay horumarada ka socda caasimadda iyo sida dadka reer Muqdisho ugu heellan yihiin sidii dib loogu soo celin lahaa kaabayaashii dhanka arimaha bulshada sida waddooyinka iyo adeegyadii waxbarashada iyo caafimaadka

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

Filish1.jpg

Filish2.jpg

Filish4.jpg

Filish5.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this