Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Gaalkacyo+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah kusoo gaaray Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug.

Qoor Qoor iyo wafdigiisa ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Maamulka iyo shacabweynaha Degmadda iyo Xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda Galmudug.

Sidoo kale waxaa socdaalkan ku wehlinayay wasiirka arrimaha Gudaha, dib u heshiisiinta iyo Fedaraalka Cabdi Maxamed Jaamac Waayeel, wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga, xildhibano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Galmudug Cabdicasiis Nur.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-
120454888_3340736212630050_5091803061489471382_n 120363500_3340735455963459_7644347713875325898_n 120365520_3340736012630070_8946448197806789475_n 120380888_3340736492630022_5569568338591731603_n 120400199_3340736695963335_6857046228646879636_n 120409171_3340735839296754_4383082808979220531_n 120419379_3340735685963436_5338021128165667908_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this