Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Federaalka Ah oo Maanta Ansixiyey Heshiiska Doorasho Dadban

Recommended Posts

Deeq A.   

Xidhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey heshiis siyaasadeed oo dhigaya doorasho dadban in dalku aado 2020/2021

Codeyn ay sameeyeen waxaana heshiiska ogolaatay 252 xildhibaan, halka ay diideen labo Xildhibaan, waxaa ka aamusay  hal Xildhibaan.

Madaxweyne Farmaajo iyo maamulkiisa nabad iyo nolol ayaa ku guuldareystay iney dalka ka hirgeliyaan doorasho qof iyo cod ah.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this