Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland oo guddi u saartay dhacdadii degmada Ceelwaaq

Recommended Posts

Deeq A.   

Jubbaland ayaa maanta guddi gaar ah u saartay baarista dhacdada dadkii ay dhowaan ciidamada Kenya ku laayeen duleedka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Guddiga oo ka kooban shan xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigay wasiirka amniga Jubbaland, Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan).

Halkan hoose ka aqriso:-

A-4

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this