Deeq A. Posted September 26, 2020 Jubbaland ayaa maanta guddi gaar ah u saartay baarista dhacdada dadkii ay dhowaan ciidamada Kenya ku laayeen duleedka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Guddiga oo ka kooban shan xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigay wasiirka amniga Jubbaland, Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan). Halkan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites