Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Guddoomiyaha BF Soomaaliya oo la kulmay Axmed Madoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

Kulanka oo ka dhacay guriga guddoomiye Mursal ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasada dalka, siiba arrimaha doorshada iyo marxaladda kala guurka ah ee lagu jiro.

Sidoo kale afhayeenka baarlamaanka ayaa Madaxweyne Axmed Madoobe uga mahadceliyey doorkiisii ku aadanaa heshiiskii laga gaaray doorashada 2020/21.

Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ay marti-gelisay kulamo goono gooni ah oo dhammaan looga hadlayey xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

119971804_932768590545539_8479486670763650014_o-750x430-1 FB_IMG_1601014213491

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this