Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Deni iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati-Gaduud ku soo dhoweeyey dhiggiisa Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).

Socdaalka Deni ayaa yimid, kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa la filayaa in labada hoggaamiye ay yeeshaan wada-hadallo gaar ah oo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka iyo iskaashiga Puntland iyo Koonfur Galbeed.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

120144163_667301133906527_8767790894622484139_n 120098644_667301043906536_3349670188980386432_n 120099487_667300620573245_3331373652611728498_n 120103868_667301187239855_4226198737604297806_n 120104105_667300897239884_8129873406756875199_n 120116843_667300977239876_6253894328166206408_n 120124990_667300737239900_520439445667088302_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this