Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo codsaday in la ansixiyo xukuumadda uu soo dhisi doono

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Mudne Maxamed Xuseen Rooble ayaa golaha shacabka uga mahadceliyay codka kalsoonida ah oo ay mudanayaashu siiyeen si uu u soo dhiso xukumad tayo leh oo soo dalka ka saarta marxalada kala guurka ah.

Sidoo kale waxa uu u mahadceliyay madaxweynaha soo xulashadii uu usoo xushay in uu noqdo wasiirka koowaad ee xukumadda federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa golaha shacabka ka codsaday in ay meelmariyaan xukumadda uu soo dhisi doono maadama wakhtigu uu yar yahay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this