Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Xoogga oo go’doomiyey Ceel-lahelay iyo Ceel-Garas

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Xoogga dalka ayaa  ku wajahan deeganada kala ah Ceel-lahelay iyo Ceel-garas oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee batamaha Soomaaliya.

Deegaanadaan ayaa mudo ku dhaw 10 sano waxaa gacanta ku haya dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab.

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay inay dadaal xooggan ugu jiraan sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanadaas oo ay haatan ciidamadu go’doomiyeen.

Shalay ayey aheyd markii ciidamada Xoogga dalka la weegeen deeganada Bulacle, Xirsi-Fiin, Cada-Xaar, Ceel-Guureeye iyo God-Dhurwaa ee gobolka Galgaduud

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this