Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo war xasaasi ah ka soo saartay doorashooyinka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

War qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda maamulka Somaliland ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan doorashooyinka Soomaaliya.

Warsaxaafadeedkan ayaa waxa lagu sheegay in Somaliland ay tahay dowlad madax banaan, islamaraakan aysan wax shaqo ku laheyn doorashooyinka Soomaaliya.

Sidoo kale qoraalkan ayaa waxaa lagu war-geliyey Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo guud ahaan Beesha Caalamka.

Halkan hoose ka aqriso:-

Soomaaliland

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this