Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo maanta xukuno adag ku ridday eedeysanayaal dhowr ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxa ka soo hor muuqday eedeysanayaal dhowr ah oo xukuno kala duwan lagu ridday

Dhammaan ragga la xukumay ayaa waxaa lagu soo oogay falal la xiriira dhac iyo inay ay isticmaalayeen, kana ganacsanayeen waxyaabaha maandooriya.

Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Nugaal, Nuur Aw-Jaamac ayaa ku dhawaaqay go’aanka, wuxuuna sheegay in eedeysanayaasha ay qaadaan racfaan.

Puntland ayaa dagaal adag kula jirta la dagaalanka Maandooriyaha iyo sidoo kale ka hortagga falalka ammaan dari ee ka dhaca deegaanada maamulkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this