Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanada ka soo jeeda Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee laga soo doorto Jubaland.

Kulankan oo ahaa Qado sharaf uu Madaxweynahu u sameeyay Xildhibaanada, ayaa lagaga hadlayay xaaladda dalka, iyadoo Madaxweynaha uu Xildhibaanada uga warbixiyay arrimaha Jubaland.

Xildhibaanada ayaa Madaxweyne Axmed Madoobe uga mahad-celiyay sida uu wakhtigiisa ugu huray in xal laga gaaro jihada ay Soomaaliya uga gudbayso wakhtigan adag.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

119992416_1846568708817355_3430128173465741170_o 119851473_1846568855484007_7741263411335417193_o 119961986_1846568812150678_2628338209925678211_o 119964111_1846570045483888_498413270281074939_o 119971806_1846568672150692_1750127620883902545_o 119982304_1846569038817322_8670920150226245097_o 119982467_1846568962150663_2307493785646147955_o 119984074_1846569065483986_7207325184173502898_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this