Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay ururada bulshada rayidka ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho xubno ka socday ururada Bulshada Rayidka ah.

Ururada bulshada rayidka ah ayaa Madaxweyne Axmed Madoobe ku ammaanay dadaalka uu ku bixiyay sidii loo gaari lahaa doorasho heshiis lagu yahay xilliga kala guurka.

Ururada Bulshada Rayidka ah xubnaha ka socday ayaa sheegay inay dowladda iyo dowladaha ay kala shaqeynayaan sidii loo dhammaystiri lahaa waxyaabaha dhiman.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this