Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha oo magacaabay guddi cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Sii-hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo diyaarinayo munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub.

Xubnaha guddiga waxaa ka mid ah.

1 sii hayaha wasiirka cadaaladda Xassan Xuseen Xaaji

2 Sii hayaha wasiirka dastuurka dalka Salaax Axmed Jaamac

3 Sii hayaha wasiirka gashaandhigga Xassan Cali Maxamed (Amar-dambe)

4 Sii hayaha wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Qadiijo Maxamed Diiriye

5 Sii hayaha wasiirka Gadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar)

6 Sii hayaha wasiirka Qorsheynta qaranka Jamaal Maxamed Xasan

7 Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Cabdirisaaq Xuseen Aadan iyo xubno kale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa 18-kii bishaan xilka Ra’iisul wasaaraha dalka u magacaabay  Maxamed Xuseen Rooble.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

119851769_2799142160316900_5534951197179361060_o-1068x601 119859756_2799142080316908_3178352965423755154_o-1068x601 119730727_2799142093650240_4072041320039491148_o-1068x601

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this