Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha xisbiyada qaran oo cadeysay mowqifkeeda shirkii Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa looga hadlay qodobada ka soo baxay shirkii wada-tashiga ee magaalada Muqdisho.

Qoraalka Madasha ayaa waxaa ugu horreyn lagu soo dhoweeyey heshiiska ay doorashada ka gaareen madaxda dowladda  dhexe iyo kuwa dowlad goboleedka dalka.

Sidoo kale madasha ayaa soo jeedisay in la sameeyo guddiga xalinta khilaafaadka.

Halkan hoose ka aqriso:-

1-10-696x787

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this