Sign in to follow this  
Deeq A.

Xawaaladaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay qeyb ka yihiin `ka ganacsiga hubka`

Recommended Posts

Deeq A.   

Xawaaladaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay qeyb ka yihiin `ka ganacsiga hubka`

will-ross-300x168.jpg

Will Ross

Africa editor, BBC World Service

Warbixin laga sameeyay hannaanka lacag xawilaadda caanka ah ee Soomaaliya ayaa lagu ogaaday in in ka badan $3.5m ($2.7m) oo lacag caddaan ah ay sanadihii la soo dhaafay gashay gacanta dad looga shakisan yahay inay hubka soo geliyaan dalka.

Hay`adda caalamiga ah ee wax ka qabashada dembiyada abaabulan ayaa sheegtay in qof u dhashay Yemen oo caan ku ah ka ganacsiga hubka loo diray boqollaal kun oo dollar iyadoo ay jirto cunaqabateynta Mareykanka.

Baadhitaanka ayaa caqabad ku noqon kara isku dayga xawaaladaha Soomaaliya ee ah inay la shaqeeyaan bankiyada caalamiga ah, kuwaas oo ka baqaya inay jebiyaan sharciga lacag is daba marinta.

Xawaaladaha qaarkood ayaa iyagoo arrintaasi ka jawaabaya waxay sheegeen inay sameeyeen wax walba oo ay ugu hoggaansamaan shuruucda caalamiga ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this