Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir ka tirsanaa HirShabelle oo caawa lagu dilay magaalada Jowhar

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in caawa magaaladaaasi lagu dilay Allaha u naxariistee  Nuur Xaashi Warsame oo ahaa wasiiru dowlaha wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee dowlad goboleedka Hirshabelle.

Marxuumla oo sidoo kale ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi ayaa waxaa toogasho ku dilay kooxo hubeysan oo goobta ka baxsaday

Sidoo kale waxaa meesha uu dilku ka dhacay gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka.

Dhowaan ayey aheyd markii magaalada Jowhar lagu dilay wasiirkii beeraha iyo waraabka maamulka HirShabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this