Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari Ka Tirsan Ciidammada Booliska Oo Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Dulleedka Boorama Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hal Askari ayaa geeriyooday afar qof oo kalena dhaawac ayaa soo gaadhay kadib markii Ciidamada Booliska Iyo dad shacab ah isku dhaceen Duleedka magaalada Boorama.

Muranka ayaa ka dhashay dhul ay isku haystaan dawladda iyo dad shacab ah oo ku yaalla Beri ee Boorama.

Laba Askari ayaa ku jira dadka dhaawaca sida uu maamulka gobolku sheegay.

Afarta qof ee dhaawaca ah ayaa la dhigay Cisbitaalka Boorama

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this