Deeq A. Posted September 12, 2020 Waxaa goordhow furmay kulanka 25-aad kalfadhiga 7-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaana shir guddoominaya guddoomiyaha golaha mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Ajendaha kulan maanta ayaa ah akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda,iyadoo ay kulan soo xaadireen 147 mudane. Kulanak ayaa waxaa goobjoog ka ah guddoomiye ku xigeennada koowaad iyo labaad ee golaha shacabka Mudane Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey iyo Mudane Mahad Cabdalle Cawad. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites