Sign in to follow this  
Abtigiis

THE MAN WHO GETS FAT DURING RAMADAN

Recommended Posts

^^^Eeeew, thats nasty! Waxay ilatahay salaadii ina lagu kala yaacay...lol! :D

 

Ninyahow MM, waxaan kuugu talinayaa inaad taraawixda aadin adoona hal saac meelahaas soo lugeen...waayo aadoo dibirsan hadaad salaad xiratid waxaa laga yaaba inaad bahal dhuusa ah aad ka wareeegtid- sidii habeenkii ugu horeesay Ramadaanka, oday aan ku ag tukanayey! Saaxiiib mar walba oo la rukuucsanayey buu bahal aan caadi aheen ka wareegayey...hadana mid carab ah oo waalaan buu ahaa ee asagoo weesadii ka jabtay ayuu wali salaada utaagnaa.

 

Habeenkii oo dhan, qosol iyo yaqyaqsi ayaan latukan waayey. :(

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Originally posted by The Zack:

quote:Originally posted by Ban-tured:

Zack , Amxaaro Safar buu dabsi, Kitfo iyo waliba bahrawi ka laba canleryn jiray, lol
smile.gif

War bankii tureedow, ooman baryhan ma biyo keenin miyaa?

 

Walee dibsidu wey macaantahay, Dhooro Tibsi waliba!
Waryaa ZACK, Ooman biyoway keentay waana laga ooman yahay, waxaa kaga daran dabarkii dabarwayno een lagab xiiso dhigaynin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this