Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeer ilaaliye gaar ah oo loo magacaabay saxaafadda Soomaaliyeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer ilaaliye gaar ah u magacaabay baarista dilalka wariyeyaasha Soomaaliya loogu gaystay, taas oo fududayn doonta in cadaaladda la hor keeno dadkii ku lug-lahaa dambiyada ka dhanka ah wariyeyaasha Soomaaliyeed.

119083878_2190519001092068_5760841095660

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this