Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Waare oo Gaaray Baydhabo iyo Shir Ka Furmaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi ballaaran uu hogaaminaayey ayaa galabta gaaray magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo halkaas lagu soo dhoweeyey.

Madaxweyne Laftagareen iyo labada gole ee Koofur Galbeed ayaa ka qeyb qaatay soo dhoweynta wafdiga waare, waxaana sidoo kale la filayaa inuu Baydhabo gaaro madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Sedexda madax maamul goboleed ayaa lagu wadaa in kulan gaar ku yeeshaan Baydhabo ka hor inta aysan imaanin magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin Farmaajo Deni iyo Axmed Madoobe, oo ku baaqay kulan loo dhan yahay.

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 5 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: people standing, sky, car, outdoor and nature

Image may contain: 5 people, people sitting and suit

Image may contain: 3 people, people sitting, shoes and indoor

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this