Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Beeraha S/Land Oo Laga Reebay Tartanka Musharaxnimada Hogaanka XisbigaKulmiye+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Beeraha S/Land Oo Laga Reebay Tartanka Musharaxnimada Hogaanka XisbigaKulmiye+Sababta

seed.jpg

Guddida qaban qaabada shirweynaha 4aad ee Kulmiye ayaa tartanka ka reebay wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muu’min Seed, oo u tartamayay jagada guddoomiye ku-xigeenka Afraad.

Wasiir Amed Muumin Seed, ayaa xogguhu tibaxayaan inuu shubay Lacagtii Shuruuda looga dhigay Musharaxa u tartamaya Jagooyinka Hogaanka Xisbiga balse waxa uu buuxin waayay shuruudaha gaar ahaana muddada uu xisbiga Ku jiray oo ka yar 5 sannaadood.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this