Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweyne HirShabelle oo gaaray magaalada Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa barqanimadii maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Waare ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Baydhabo ku soo dhoweeyey dhiggiisa Koonfur Galbeed Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).

Madaxweynaha maamulka HirShabelle ayaa ka qeyb-galaya shir wada-tashi ah oo halkaasi ay ku leeyihiin isaga, Qoor-Qoor iyo Lafta Gareen.

Sidoo kale Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee koonfurta Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

119047417_656699448300029_82844167242492 119056895_656699334966707_32706063096287 119060642_656699801633327_14239114765603 119079503_656700071633300_13198966640548 119082548_656699284966712_88388032811721 119070695_656699391633368_32090256792412

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this